xeerka kala-hormarinta

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (xis.) Xeer ku saabsan isku xiridda laba kutirsane ee u dhexeeya xisaabfal labaale ah. Taas oo jawaabtu aan ku xirnayn sida loo kala hormariyo kutirsanayaasha. Sida: a*b = b*a. Xisaabfallada isugeynta iyo iskudhufashadu waxa ay raalliggeliyaan heerka kala hormarinta, haseyeeshee, isuqaybinta iyo kalagoyntuna ma raalligeliyaan.

sida

Qaabnax: Falkaab | Adverb

Macnaha:

  1. ld si.