xeerka noqodka

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. (fiis.) Fallaadh abbaarka, fallaadh noqodka iyo liganuhuba waa isku sallax. 2. (fiis.) Xagal abbaarka (i) = xagal noqodka (r) wuxuna sax ku yahay noqodka ka dhaca dulaha muraayadaha obtikaad ee sallaxa ah iyo kuwa xoodanba.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur