xeraysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xerayso. ld xeraysad, xeraysi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xerayso

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe | Verb Transitive/Intransitive

Macnaha:

  1. 3 (-stay, -satay) 1. (f.g) Wax xero gashasho. 2. (f.mg) Xer noqosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xeraysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld xeraysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xeraysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld xeraysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur