xergeyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xergee. ld xerrin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xergee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-geeyay, -geysay)

Macnaha:

  1. Geel meel reerka ka fog u daaq geyn. ld xerri.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xerrin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld xergeyn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur