xerodhaafid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xerodhaaf².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xerodhaaf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Neef xeradiisa ka taga oo habeenkii xero kale ku hoyda.
  2. Neef xeradiisa mooyaane xero kale ku hoyasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur