xeydmid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xeydan¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xeydan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-dnaa, -dnayd)

Macnaha:

  1. Wax la xayday noqosho.
  2. Wax la xeyday ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur