xiddayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xiddee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xiddee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-deeyay, -daysay)

Macnaha:

  1. Dhar iwm xiddo u yeelid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur