xiddaysnaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg xiddaysan. ld xiddaysnaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
xiddaysanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-snaa, -snayd)Macnaha:Wax xiddo loo yeelay ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
xiddaysnaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld xiddaysnaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00