xiddig cirif
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- (c.fal.) Xiddigta laga arko kugta cirifka woqooyi, ee sidaas, lagu calaamadaysto woqooyiga runta ah ee meeshii laga arki karo ee dhulka oogadiisa, sida, kubbad-badka woqooyi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

