xididdeysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xididdeyso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xididdeyso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Xidid yeelasho. 2. Ku x.: meel mudda badan ku sugnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur