xidig

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-go, m.l)

Macnaha:

  1. (baay.) Jidh ku dhex samaysma unugga, marka ay dhacayaan mayoosiska iyo mitoosisku, kaasi oo ka qayb qaata filiqsanaanta koromatidhyada bu'da unugga hooyada.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur