Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg xiiji.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2
Isrogrogga: (-iyay, -isay)
Macnaha:
Nafley orod ku daalin, nafley xuurtaysiin. ld xiiq (1).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur