xiijiyay

Macnaha:

  1. eeg xiiji.

Lamidka: xiiqiyay

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xiiqiyay

Macnaha:

  1. eeg xiiq (1).

Lamidka: xiiq, xiijiyay

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xiiji

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Nafley orod ku daalin, nafley xuurtaysiin. ld xiiq (1).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur