xiimidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg xiin².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
xiinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Waxa xoog u wareegaya ama u ordaya, shanqarta ka yeerta. 2. Sayn roob ah oo xoog iyo dheerayn leh.1. Aad u ordid. 2. Matoor baabuur iwm dhawaaqid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0