xiiqleyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xiiqlee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xiiqlee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -leysay)

Macnaha:

  1. Aad u xiiqid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur