xiirasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xiiro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xiiro

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Macnaha:

  1. Timo madax ama gar ka jarasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur