xiiso elektaroon

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-ooyin ..., m.l)

Macnaha:

  1. (fiis.) Summadda A ayaa lagu asteeyaa. Tamarta baxda marka atam, molikuyuul ama koox ku sugan weji neefeed ay hesho elektaroon si ay u noqoto ayoon taban. Waxa markaas ay noqonaysaa tamarta: A+ e--> A- . Qiimaha togan ee A (halbeeggeedu waa elektaroon-foolt) wuxuu tilmaan u yahay in kul la bi-xiyey.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur