xiito

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld xidinxiito.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xidinxiito

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Shinbir yar oo af guduudan iyo lugo aad u dhuudhuuban leh. 2. X. ah: qof aad caato u ah. ld xiidxiito, xiito.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur