xijaabnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xijaaban. ld xijaabnaan-sho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xijaaban

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-bnaa, -bnayd)

Macnaha:

  1. Wax la xijaabay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur