xijaabo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-btay, -batay)

Macnaha:

  1. 1. Wax xijaab ka dhigasho. 2. Qof muslim ah dhimasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur