xikaayood

Qaabnax: Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine

Macnaha:

  1. eeg xikaayoo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xikaayoo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

Macnaha:

  1. Xikaayo sheegid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur