xila-irmaanis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld xila-irmaaniye.

xila-irmaaniye

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Wiil gaaray da'dii qaangaarnimada. 2. Nin waxtar aan lahayn oo nacas ah. ld xila-irmaanis.