xilbax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld xilbixid.
  2. Waajib qof saarraa si fiican u gudasho.

xilbixid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xilbax². ld xilbax¹.