xilqaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld xilqaamid.
  2. Is x.: is adeejin, wax isu dirid, xil isa saarid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xilqaamid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xilqan². ld xilqaan¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur