xilqo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Saf wareegsan oo dad taag ah ama fadhiya oo digrinaya; xilqad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur