xiltir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld xiltirid.
  2. Qof hawl cid laga sugaayey fulinteeda isu xilsaarid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xiltirid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xiltir². ld xiltir¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur