ximaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-riin, m.dh)

Macnaha:

  1. Dameer.

Lamidka: Dameer

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dameer

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. Labka gammaan la rarto, ka yar faraska, leh dhegodhaadheer, guud gaaban iyo midab bey ah. ld dabeer¹, dammeer¹.
  2. Dheddigga gammaan la rarto, ka yar faraska, leh dhego dhaadheer, guud gaaban iyo midab bey ah. ld dabeer², dammeer².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur