xiritaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Xafladda lagu gebegebeeyo hawl socotay. 2. Gebegebada hawl socotay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur