xirmayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xirmee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xirmee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-meeyay, -maysay)

Macnaha:

  1. Meel xirmo ka dhigid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur