xirsifur

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-ryo, m.dh)

Macnaha:

  1. X. ah: waxa loo sadqeeyo qof sixir lagu sameeyey ama jirro darani hayso, si uu uga badbaado halista.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur