xirsixirnaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg xirsixiran. ld xirsixir-naansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
xirsixiranQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)Macnaha:Wax xirsixir loo akhriyey ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0