xisaabiye

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Qof maamula lacag hay'ad dawladeed, shirkadeed, wakaaladeed ama mashruuc.