xisaabnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xisaaban. ld xisaab-naansho, xisaabsanaan, xisaabsanaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xisaaban

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-bnaa, -bnayd)

Macnaha:

  1. Wax la xisaabay ahaansho. ld xisaabsan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xisaabsanaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld xisaabnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xisaabsanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld xisaabnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur