xasadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Wanaagga dadka kale helayo oo laga naxo ama la nebcaado ama la jeclaysto in iyaga laga qaado oo isaga loo soo wa-reejiyo; khayrka dadka kale haysto oo laga gubto. Cid xasad kula kicid, xaasid ku noqosho. ld xaasid².