xogwarayso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Cid xog qar-soon weyddiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur