xogwarran

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld xogwarramid.
  2. Arrin si tifaftiran uga war bixin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xogwarramid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xogwarran². ld xogwarran¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur