xolod

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Jirrid weyn oo qallalan oo labada af mid dab ka baxayo. Qori dab leh.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur