xood-taabte

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-tayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. (xis.) Garaaf fansaar tanjent. Kulannada kartis ee y=tanx waa xood kalgal ah oo leh laamo kala baxsan oo mid kasta leh bar rogmad halka dhibibka-x kuna laacsan xarriiqyada x=+ , + 3 , + 5 iwm.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur