xoodmid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xoodan¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xoodan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-dmay, -dantay; -dmi)

Macnaha:

  1. Wax la xooday noqosho.
  2. Wax la xooday ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur