xoog-xuddun-ka-jeed
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-gag ..., m.l)
Macnaha:
- (fiis.) Xoog xuddun ka-jeed. Xoog xuddumeed raadkiisa ladareemo marka baabuur aad saaran tahay uu jiiro galo. Waxa aad dareentaa in uu xoog ku jiidaya lidka jihada jiirada.

