xoolaley

Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective

Macnaha:

  1. ld xooladhaqato.

xooladhaqato

Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective

Macnaha:

  1. Dad reer guuraa ah oo hawshoodu ku kooban tahayn dhaqaalaynta xoolaha kuna nool wax-soosaarka xoolahoo-da. ld xoolaley.