xoqasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xoqo. ld xoqad¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xoqo

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-qday, -qatay)

Macnaha:

  1. Meel jirka nafleyda ka mid ah oo cuncunaysa ciddi ama wax kale xoog ugu duugasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xoqad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld xoqasho.
  2. 1. (-do, m.l) Diirad, dooribeyn, biladaye. 2. Qun, xoqato.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur