xubbul-yeeg

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-gyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay labadiisa dhinac min hal dhibic ku leh. ld yeeg.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

yeeg

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-gag, m.l)

Macnaha:

  1. Turub hal dhibic leh oo ka sarreya baashiga. ld yake (2), yeeke.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur