xubin dhac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-bno ..., m.l)

Macnaha:

  1. (daaw.) Xubin ama sooh oo hoos uga dhaqaaqa meeshiisii caadiga ahayd, badanaa waxa keena sooha taageera oo dabca. Rimmaydhac iyo siil-dhac waxa keena, inta badan, jiidid iyo jeexmid ku dhaca sooha taageerada xilliga dhalmada.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur