xuddumin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xuddumi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xuddumi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Ku x.: neef xoolo ah ilmo dhashay siin. 2. Ka x.: haweeney foolanaysa ka dhalin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur