xuddunxir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Xoolo la siiyo ilmo markaa dhashay.
  2. Ilmo markaa dhashay xoolo siin.