xujee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-jeeyay, -jeysay)

Macnaha:

  1. 1. Cid xujo ku xirid. 2. Cid eedeyn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur