xukun-la'aan
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- 1. (siyaa.) Dawlad la'aan. 2. (siyaa.) Dhaqdhaqaaq siyaaso-bulshadeed oo aaminsan in qaranku uu ku dhisnaado xuriyadda iyo madaxbannanidda qofka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

