xulato

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Laba qof, laba dawladood, laba cidood ama ka badan oo gacan saar yeesha ama isbahaysi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur