xulbad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Nagaar caws ah oo mirihiisa la cuno ama sanuunadda iyo wixii la mid ah lagu geedeeyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur